Boqolaal ka tirsan ardayda dugsiyada Sare oo booqday Jaamacadda Benaadir (Daawo Sawirro)

Arday Boqolaal gaareysa oo wax ka barata qaar ka mid ah dugsiyada Sare ee gobolka Banaadir ayaa booqday xarunta kambaska Dr. Shahiid ee Jaamacadda Banaadir oo ku yaalla degaanka km-13 ee duleedka magaalada Muqdisho. Booqashada ardaydan ayaa qeyb ka ah soo dhoweyn iyo bandhig aqooneed (Faculty fair) soconaya afar cisho oo ay Jaamacadda Benaadir u … Continue reading Boqolaal ka tirsan ardayda dugsiyada Sare oo booqday Jaamacadda Benaadir (Daawo Sawirro)